Publications

Baaq: Xabad joogin iyo wada xaajood ku aadan mashaqada Boosaaso.

Baaq: Xabad joogin iyo wada xaajood ku aadan mashaqada Boosaaso.

Uncategorized 2021-12-26 160

Baaq: Xabad joogin iyo wada xaajood ku aadan mashaqada Boosaaso. Tixraac: PDF/MDC/01255  Gollaha Qurbajoogta Puntland (PDF) wuxuu aad uga xunyahay dagaalka ka dhacay Xarunta Ganacsi ee  Puntland ee Boosaaso.  Golluhu wuxuu ka tacsiyaynaynaa dhamaan cidii ku wax yeelowday dagaalkaasi, cidii ku dhimatayna naxariis Eebe u rajaynayna, cidii ku dhaawacantay ciidan iyo shacabna u rajayn